Saturday, 21 October 2017
Home / Somali News / Dhageyso: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Dhageyso: Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen.

Dayuuradan ayaa ku burburtay garoonka dayuuradaha ee magaalada Djibouti. Faahfaahinta dhacdadan waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray wariyeheenna Ramadan Muuse.

Source: VOA

About cowke

Check Also

Daawo Muuqaal: Hees Cusub May May ah Dayax Dalnuurshe 2017