Saturday, 21 October 2017
Home / Somali News

Somali News

Somali News

Daawo Sawiro: Madaxweynaha Jubbaland oo kulan xasaasi ah la qaatay Saraakiil Mareykan ah iyo amaro ka soo baxay.

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa guriga martida ee magaalada Kismaayo maanta kulan gaar ah kula qaatay madaxa howlgalka ciidamada Mareeykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen. David J.Fumess. Kulanka oo diiradda lagu saarayay howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo la filayo in dhawaan ay ka biloowdaan gobollada Jubooyinka ayaa waxaa …

Read More »

Daawo: Qatar Oo Heshay Badalkii Sacuudiga Iyo Imaaraatka.

Dalka Qatar ayaa ka maarmay ganacsigii xooganaa ee uu ka heli jiray dalalka Sacuudiga iyo Imaaraatka Carabta sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay shabakad dhaqaalaha ka faalooda oo lagu magacaabo Bloomberg. Warbixinta shabakaddaan ayaa sheegtay in cuna qabateynta dalalka afarta ah ay saareen Qatar inaysan wax saameyn ah ku …

Read More »

AKHRISO: Maamulka gobolka Banaadir oo soo saaray amar cusub ku Saabsan Dhismayaasha Guryaha iyo Gudoomiyayaasha oo Beerta Galay !!!

Maamulka gobolka Banaadir oo maanta kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan oo ku saabsan gobolka, iyadoo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed. Guddoomiyeyaasha degmooyinka ayaa warbixino ka siiyey guddoomiye Taabit xaaladihii ugu dambeeyey ee ku soo kordhay degmooyinka magaalada, gaar …

Read More »